kaahin-birlabdanabeed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Hirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada danab iyo badada birlabta ee la xiriira. Hirarka kaah birlabdanabeedku uma baahdaan dululaati ay ku dhex baahaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

