kaalmaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaalmayso. ld kaalmaysi.

Lamidka: kaalmayso, kaalmaysi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaalmayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax kaalmo ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaalmaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaalmaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur