kaamilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kaamil². ld kammilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kaamilQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:K. ah: wax dhan.Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kammilidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kaamild.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00