kaamilmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaamilan¹. ld kam-milmid.

kaamilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.
  2. Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².