kaamilnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaamilan². ld kaamilnaansho, kammilnaan, kammil-naansho.

kaamilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.
  2. Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².

kaamilnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld kaamilnaan.

kammilnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kaamilnaan.