kaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.