kaarbogsilik-asiidh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Nooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudtahay COOH. Kaarbog-silik asiidho badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhirta, duxda iyo saliiddana waxay ugu jiraan miistar ahaan. Sidaa awgeed kaarbogsilik asiidhada noocan ah waxa loo yaqaan asiidho duxeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

