kaarotiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Xubin ka mid ah dirta midabsidayaasha kaarotinoydh. Tusaale ahaan waxa ka mid ah beta-kaarotiin oo midab u yeesha xididka daba casaha iyo laykobiin oo bislaysa tamaandhada. Alfa iyo beta kaarotiin waxa laga helaa faytamiin A, marka xayawaanku dheef-shiido.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

