kaawin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaawi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaawi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.
  2. Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur