kabaabyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kabaabyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabaabyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eeysay)

Macnaha:

  1. Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur