kabajaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. ld kabajaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabajaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xasharaadka duula nooc ka mid ah oo ayaxa isku bahyihiin. ld kabajaan, kobojaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur