kabaqoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed nagaar dhulka ku fida, leh caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan oo markii lagu istaago kabaha qooya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur