kabash-kabashlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabax-kabaxlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld kabash-kabashlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur