kabatole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.

kabatol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kabatole.