kabbaqublee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld kabbaqablee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabbaqablee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Dareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur