kabbaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.

kabbayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Dareere kabbo-kabbo u cabbid.

kabbaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kabbaysasho.

kabbaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kabbaysasho.