kabmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kaban².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kabanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:(muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.Wax la kabey noqosho.Wax la kabay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0