kabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaban³. ld kabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaban

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
  2. Wax la kabey noqosho.
  3. Wax la kabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld kabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur