kabsar

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Nagaar caleemo yaryar oo cunnada lagu udgisto. ld kabsaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabsaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kabsar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur