Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg kabso. ld kabsad, kabsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. (f.g) Kabo illasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur