kacbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kabco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka-nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur