kackac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bur jilicsan oo kuuskuusan oo la shiilay dhedhen macaanna leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur