kadalloobsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kadalloobso. ld kadalloobsad, kadalloobsi.

kadalloobso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si kadalloob ah u fadhiisasho.

kadalloobsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kadalloobsasho.

kadalloobsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kadalloobsasho.