kadankoodsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.

kadankoodso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Kadan-kood u fariisasho.

kadankoodsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kadankoodsasho.

kadankoodsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kadankoodsasho.