kadiidyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Kadiidyo dareemid. ld kadiidoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kadiidoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld kadiid-yoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur