kadlaysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur