kaduudmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaduudan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaduudan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay)

Macnaha:

  1. Wax la kaduuday noqosho.
  2. Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur