kafaalaqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ballan.
  2. 1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho.

Lamidka: Ballan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ballan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ammo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan. 2. Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan. 3. Neef indhaha beelay.
  2. Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur