kafaalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kafaalo².

kafaalo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad-deeda oo la qaado.
  2. 1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.