kafaaraggudasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kafaaraggudo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kafaaraggudo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-utay, -udatay)

Macnaha:

  1. Kafaaro iska bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur