kafeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kafee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kafee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. Wax deeqid, ama ka fillaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur