kahsitire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, ml./m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Dawo joojisa falka “istamiinka” ayadoo dabooleysa meelaha ay qabsato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur