kajamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kajan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kajan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadal beeni ku jirto oo kaftan iyo ciyaar u eg.
  2. Ku k.: cid ku jeesjeesid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur