kakaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon. 2. Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kakabinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kakabi. ld kakabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00