kalaamidiya
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Jeermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo jirro u keena dadka iyo shimbiraha cudurrada shimbiraha oo ay keento kalaamidiyadu waxaa loo gudbin karaa dadka, cudurka indhaha ee tarakooma waxa keena “kalaamidiya trachomatis”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

