kalaawin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalaawi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kalaawi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur