kalabbarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalabbaran². ld kalabbarnaansho.

kalabbaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Macnaha:

  1. Weel wax bar ah noqosho.
  2. Wax laba meelood loo qaybshay ahaansho.

kalabbarnaansho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalabbarnaan.