kalafujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalafuji. ld kalafujis.

kalafuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax isku dhegganaa labo u kala qaadid.

kalafujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalafujin.