kalafuqsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kalafuqso. ld kalafuqsad, kalafuqsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kalafuqsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax is-haystay kala dillaacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kalafuqsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kalafuqsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kalafuqsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kalafuqsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00