kalagguro
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
- 1. Wax isku jiray ama isu dhowaa kala qaadasho. 2. Shax, jare iwm oo la kala badin waayey kala qaadasho. 3. Laba wax oo foodda is kula jiray dib u kala fogaasho.
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha: