kalasoocid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalasooc². ld kalasooc¹ (2).
  2. (baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.

kalasooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.
  2. Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.