kalaxigsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalaxigso. ld kalaxigsad, kalaxigsi.

kalaxigso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.

kalaxigsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalaxigsasho.

kalaxigsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kalaxigsasho.