kalbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalbax². ld kalbax¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kalbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. K. ah: qof daacad ah. 2. ld kalbixid.
  2. 1. Bila dhameysad. 2. Si niyad furan ula hadlid (cid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur