kaldhalQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:K. ah: neef kol keliya dhalay; marcurad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
marcuradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Neef xoola ah oo hal mar keliya wax dhalay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0