kali-talis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (siyaa.) Dawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya waddanka xukumo, oo aan u oggoleyn kooxo ka soo horjeesta.