kaliilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:Xilliga roobka gu'bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad u kululaato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0