kalkulas-abyineed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.