kalkulas-xigsineed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Waxa ay la xiriirta dhakhsaha isbeddelka ee fansaaro marka loo eego isbeddellada ku dhaca doorsoomaha madax bannaan. Waxa ay ka soo ifbaxday dhibatooyinka la xiriira soo saaridda taabteyaasha xoodka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur