kalwin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalwi. ld kalwis (2).

kalwi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax si degdeg ah oo is dabajoog ah u qabasho ama dhihid.