kama'Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kamma'¹.ld kamma'².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kamma'Qaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:Wax aan kas ama ula kac loo falin. ld kama'¹.Kas iyo ulakac la'aan wax u samayn. ld kama'².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0